CAALAMKA ONLINE - WARARKA CAALAMKA
WARARKA CAALAMKA

WARARKA CAALAMKA

Rate this item
(0 votes)
Wadanka Maraykanka ayaaa waxaa ay sheegeen inay Safaaradaha iyo Qunsiliyada ay ku leeyihiin Dhawr Wadan oo kamida wadamada Islaamkay ay Axada soo socota xiri doonaan.…
Rate this item
(0 votes)
Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Maraykanka John Kerry ayaa mar uu Telefishin Waraysi siiyey waxaa uu ku marmarsiinyooday in Inqilaabkii Madaxweynihii Masar lagu ridey uu…
Rate this item
(1 Vote)
Wararkii ugu Danbeeyey ee ka imaanya Wadanka Masar ayaa waxa ay sheegayaan in ugu yaraan 40 Qof ay ku dhinteen kadib markii Taageerayaasha Madaxweynihii la…
Rate this item
(0 votes)
Warar deg deg ah oo hadda soo dhacay ayaa waxaa la shegay in Militariga Masar ay Inqilaab sameeyeen Madaxweynihii Masarna ay Xilkii ka qaadeen. Generalka…
Rate this item
(0 votes)
Diyaarad uu lahaa Madaxweynaha Waddanka Bolivia, Evo Morales ayaa markii ay Hawada Waddanka Austria dulmarey, waxaa lagu qasbay inay magaalda Caasimada ee Vienna ku degto.…
Rate this item
(0 votes)
Waddanka Masar oo iyaamihii ugu danbeeyeyba Kacdoon Siyaasadeed aan culus ka socdey ayaa hadda waxaa ay gaartey meeshii ugu xumayd ilaa hadda. Shalay ayey ahayd…
Rate this item
(0 votes)
Sirdoon Maraykan ah oo kamida Sirdoonada Maraykanka laguna magacaaba NSA ayaa waxaa la ogaadey inay Wadamo badan oo Adduunka ah jaajuusaan. Nin kamid ahaa shaqaalaha…
Rate this item
(0 votes)
Waddanka Massar ayaa waxaa ka dhacay Mudaharaad Culus oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Masar. Mudaharaadkaa ayaa wuxuu ka dhacay meelo badan oo Dalkaa kamida. waxaana…
Rate this item
(0 votes)
Maxkamad kutaal magaalada Milan ee Dalka Talyaaniga ayaa Ra'iisul Wasaarihii hore ee Talyaniga, Silvio Berlusconi waxaa ay ku xukuntay 7 Sano oo Xarig ah. Berlusconi…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa Magaalada Qudus lagu toogtey Nin Yuhuudi ah oo ku cibaadaysanayey Derbi Masjidka Al-Aqsa u dhow oo Yuhuudu ku cibaadeystaan. Afhayeen Booliska u hadlay ayaa…
Rate this item
(0 votes)
 Waxaa Xarunta UNDP da ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Ismiidaamin iyo Weerar iswata. Qof ayaa wuxuu fuliyey Qarax ismiidaamin ah kadibna Kooxo aad u hubaysan…
Rate this item
(0 votes)
Waddanka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa ay sheegeen inay Mucaaradka Suuriya Hub ku caawin doonaan. Hubka ay rabaan inay Mucaradka suuriya siiyaan ayaa waxaa ay sheegeen…
Rate this item
(2 votes)
Waddanka Maraykanka ayaa waxaa ay sheegeen inay hayaan cadeymo in Ciidamada Suuriya ay isticmaaleen Gaaska Sunta ah. Saa awgeed ay tahay arin aan loo dulqaadan…
Rate this item
(0 votes)
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa waxaa ay Go'aan ku gaareen, in Mustaqbalka lasoo celin Karo Controlkii Xuduudaha ee Yurub. Wadamada Midowga Yurub ayaa waxaa ay beri…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa ay shegeen Qaramada Midoobey qaybtooda Xuquuqda Insaanka qaabilsan, in dagaalka Suuriya ka socda ay ku dhinteen in kabadan 93 Kun oo Qof. Waxaa ay…
Rate this item
(0 votes)
Ra'iisulwasaaraha Turkiga ayaa waxaa uu yiri asagoo taageerayaashiisa la hadlaya ulana jeeda Dadka Mudaharaadka ka wada Magaalooyin badan oo Turkiga ah,: Meeshii aad idinkoo 100.000…
Rate this item
(0 votes)
Shirkad Isgaarsiineed oo Maraykan ah ladhaho 'Verizon' ayaa Maxkamad kutaal Maraykana waxay ku xukuntay, inay Xogta Isgaarsiineed ee Macaamisheeda u soo gudbiyaan Sirdoonka Maraykanka ee…
Rate this item
(0 votes)
Waddamada faransiiska iyo Ingiriiska ayaa waxaa ay qireen inay Ciidamada Suuriya adeegsadeen Gaaska Sunta ah ayna Cadayn hayaan. Waddanka Suuriya ayaa iyaamihii ugu danbeeyey oodhan…
Rate this item
(0 votes)
Mucaaradka Suuriya ayaa waxaa ay qirteen inay guuldarro kala kulmeen dagaalkii ka socdey Magaalada Al-Kusair oo kutaal Xuduuda Suuriya iyo Lubnaan. Magaladaa ayaa waxaa ka…

Nawas Sharif oo Raysulwasaaraha Pakistan loo doortay

Rate this item
(0 votes)
Nawas Sharif oo ku guuleystey Doorashadii bishii hore ka dhacday Pakistan, ayaa waxaa loo doortay Ra'iisulwasaraha Pakistan. Sida uu sheegay Gudoomiyaha Baarlamanka Pakistan 244 ee…
Rate this item
(0 votes)
Waddanka Garmayn ayaa waxaa ay Talyaaniga ku eedeeyeen inay Xaqootiga Afrika ka yimaada ee Dalkooda soo gala u fasaxaan ama xitaa ku caawiyaan inay Germayn…
Rate this item
(0 votes)
Madaxweynaha Waddanka Suuriya ayaa waxaa uu sheegay inay Gantaalo kuwa Difaaca Hawada oo casri ah ay Ruuska ka heleen. Saa daraadeed isu dheeli tirnaanta awooda…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa Computer kamida Computerada Wassaradda Difaaca ee Maraykanka jabsaday, Tuugo ah kuwa Computerada jabsada ee loo yaqaan Hacker ka, waxaana ay xadeen Dokumentiyo wax yaalo…
Rate this item
(0 votes)
Wadamada Midowga Yurub ayaa waxaa ay go'aan sadeen khilaaf iyo is jiid jiidasho dheer ka dib inay Mucaaradka Suuriya Hub u soo gidbin karaan. Midowga…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa magaalada London ee Caasimada Dalka Ingiriiska ka dhacay arin la yaab leh, ka dib markii 2 Nin ay Nin meel London gudaheeda ah wadada…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa Gobolka Oklahama ee Maraykanka ka dhacay Duufaan (Tornado) xoogan oo Guryo badan baabi'isay dad farabadan oo 90 kur u dhaafayana ay ku dhinteen. Dhaawaxana…
Rate this item
(0 votes)
Waddanka Ruushka ayaa waxaa la sheegay inay waddanka Suuriya u soo gudbiyeen gantaal casri ah oo Maraakiibta dagaalka lagu gano. Gantaalada ayaa waxa la sheegay…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa Qarax aad u culus ka dhacay Magaalo kutaal Xuduuda Turkiga iyo Suuriya. Qaraxaa ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 42 Qof waxaana ku dhaawacmay…
Rate this item
(0 votes)
Ra'iisul Wasaaraka Dalka Turkiga ayaa waxaa uu Wadanka Suuriya ku eedeeyey inay isticmaaleen Gaaska Sunta ah.
Rate this item
(0 votes)
Sida Warar kala duwan sheegeen Wadanka Ruushka ayaa waxaa ay qorshaynayaan inay Syria u soo gudbiyaan Gantaal casri ah oo Hawada lagu difaaco.
Rate this item
(0 votes)
Waxaa Heshiis Taariikhi ah galay Dowladda Turkiga iyo Jabhadda PKK oo mudo 30 Sano ka badan dagaal kula jirtey xukuumadda Turkiga. Madaxa Jabhadda PKK ayaa…
Rate this item
(0 votes)
Duqa Magaalada New York ayaa waxaa uu sheegay in Nimankii asbuuc ka hor Qaraxa ka geytey Magaalada Boston ay rabeen inay qaraxaa oo kale meesha…

Syria oo lagu eedeeyey inay Gaas Sun ah adeeg sadeen

Rate this item
(0 votes)
Wadanka Syria ayaa waxaa lagu eedeeyey inay u adeeg sadeen Dagaalka u shexeeya iyaga iyo Jabhadda Mucaaradka ku Gaaska Sunta ah. Saas waxaa yiri Hay'adaha…
Rate this item
(0 votes)
Booliska Waddanka Kanada ayaa waxaa ay shegeen in ay fashileen Qarax la rabey in Tareen lala beegsado. 2 Nin ayaa waxaa ay rabeen inay Qaraxa…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa maanta Qarax lala begsaday Safaardda Faransiiska ee Libya. Qaraxaa oo ahaa mid Gaari lagu rakibay ayaa waxaa uu dhaliyey khasare aan saa u weyneyn.…
Rate this item
(0 votes)
Madaxweynihii hore ee Pakistan Pervez Masharraf ayaa Maxkamad Waddankaa ku taal waxaa ay ka mamnuucday inuu ka qayb geli Karo Doorasho Madaxweynaha Waddankaa oo 11…

Dhulgariir cusub oo mar kale ka dhacay Iran

Rate this item
(0 votes)
Waddanka Iran ayaa waxaa mar kale ka dhacay Dhul gariir culus oo sababay dhimashoda ilaa 34 Qof iyo dhaawaca Dad aad u badan. Dhul gariirkan…
Rate this item
(0 votes)
Shalay ayaa waxaa magaalada Boston ee Maraykanka ka dhacay 2 Qarax oo xoogan isna xiga. Qaraxyadaa ayaa waxaa lala beegsaday meel ay ka socotey Cayaar…
Rate this item
(0 votes)
Warar hadda dhow soo dhacay ayaa waxaa ay sheegeen in Waddan Iran uu Dhul gariir culus ka dhacay ayna ku dhinteen ilaa hadda inta la…
Rate this item
(0 votes)
Masar ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 5 Qof ka dib markii uu iska hor imaad ka dhex qarxay kooxo Muslimeen ah iyo kuwo Nasaaro…
Rate this item
(0 votes)
Waddanka North Korea ayaa waxaa ay cadeeyeen inay go'aan sadeen inay Maraykanka ku qaadaan Weerar ah Gantaalada masaafooyinka fog fog oo wata Mumbada (Atom Bomb/…
Rate this item
(0 votes)
Waddanka Waqooyiga Kuuriya iyo Maraykanka ayaa waxaa ay qarka u saaran yihiin in dagaal ka dhex karxo, kadib markii iyaamihii ugu danbeeyey oo dhan wadankaa…
Rate this item
(0 votes)
Warar Hadda soo dhacay ayaa waxaa ay sheegeen in ugu yaraan 7 Qof ay ku dhinteen Weerar laguqaaday Masjid ku yaal Mgaalo ku taal Xuduuda…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa Wadanka Cameroon lagu afduubay Dalxiisayaal Faransiis ah oo la sheegay inay ilaa 7 Qof ka kooban yihiin. Dalxiisayaasha ayaa la sheegay in 3 Dad…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa Makamada Caalamiga ee Danheeg lasoo taagey Madaxweynihii hore ee Wadanka Cote d' Ivoire Laurent Gbagbo. Waxaana lagu eedeeyey Xaasuuq, Barakicin iyo Kufsi dad aad…
Rate this item
(0 votes)
Waxaa saaka aroortii meelo ka mida Waddanka Ruushka Cirka uga soo daatay Dhagxaan. Dhagxaantaa oo geystey burburka dhiymayal badan iyo dhaawaca dad badan oo ilaa…
Rate this item
(0 votes)
Waddanka Waqooyiga Kuuriya ayaa waxaa ay sheegeen inay u hirgashay tijaabada Bumbada Nuclear ka. Tijaabada ayaa waxaa ay ka dhacday Marin God ah oo Buuro…

CAALAMKA ONLINE

TEST

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com