Waxaa Magaalada Qudus lagu toogtey Nin Yuhuudi ah oo ku cibaadaysanayey Derbi Masjidka Al-Aqsa u dhow oo Yuhuudu ku cibaadeystaan.

Afhayeen Booliska u hadlay ayaa wuxuu yiri, Ninku wuxuu ku dhawaaqay erayga "Allahu Akbar" kadibna Nin wardiye ahaa ayaa wuxuu u maleeyey inuu yahay Argagixis Falastiin ah oo raba inuu is qarxiyo, saa awgeed ayuu toogtey oo durba dhawr Xabadood ku dhuftay. Ninkiina isla meeshii ayuu durba ku dhintay.

 

Last modified on Sunday, 04 January 2015 13:00

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com