Waxaa Xarunta UNDP da ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Ismiidaamin iyo Weerar iswata. Qof ayaa wuxuu fuliyey Qarax ismiidaamin ah kadibna Kooxo aad u hubaysan ayaa Shismihii usoo dhacay oo Rasaas kala daaley Dadkii meesha ka shaqaynayey. Waxaa la sheegay ugu yaraan 16 Qof inay weerarkaa ku dhinteen. 16 daa Qof ayaa waxaa la sheegay inay 3 kamida Cadaan yihiin.

Shirkad Waddanka Koonfur Afrika laga leeyahay oo Hubka soosaarta ayaa waxaa ay qireen in 2 Shaqaalaheeda ka mida ay ku dhinteen Dagaalkaa.

Kooxda Al-Shabaab ayaa xoogaa Weerarkii kadib waxa ay sheegteen inay iygu kadanbeeyeen falkaa.

Last modified on Sunday, 04 January 2015 13:00

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

CAALAMKA ONLINE

TEST

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com