Waddanka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa ay sheegeen inay Mucaaradka Suuriya Hub ku caawin doonaan. Hubka ay rabaan inay Mucaradka suuriya siiyaan ayaa waxaa ay sheegeen inuu yahay Qori nooca Lidka Diyaaradaha ah oo Garabka laga rido.

Haddii ay Mucaaradka Suuriya helaan qorigaa oo la sheegay mid aad casri u ah inuu yahay Faransiiskana lagu sameeyey, ayaa waxaa la sheegay in Xoogga dhanka Hawada ah ee Ciidamada Suuriya wax weyn u dhimi karto.

Last modified on Sunday, 04 January 2015 13:00

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

CAALAMKA ONLINE

TEST

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com