Waxaa ay shegeen Qaramada Midoobey qaybtooda Xuquuqda Insaanka qaabilsan, in dagaalka Suuriya ka socda ay ku dhinteen in kabadan 93 Kun oo Qof. Waxaa ay sheegin in laga soo bilaabo kala barkii 2012 Dadka ugu badan ay ku dhinteen agagaarka Caasimada Dimishiq.

Waxaa la sheegay in lagasoo bilaabo ilaa waqtigaa isku celcelis Bilkasta ilaa 5 Kun oo Qof ay dhintaan. waxaa kale oo la haya aby dheheen, cadeymo sheegaya Carruur la ciqaabay iyo Ilmo la xasuuqay.

Waxaa la sheegay inaan Tirada dhabta ah ee Dadka Dagaalkaa Suuriya kasocda la ogeyn, laakiin ay Xaqiiqdii wax badan Tirada kor kuqoran ka badanyihiin.

Last modified on Sunday, 04 January 2015 13:01

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

CAALAMKA ONLINE

TEST

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com