Mucaaradka Suuriya ayaa waxaa ay qirteen inay guuldarro kala kulmeen dagaalkii ka socdey Magaalada Al-Kusair oo kutaal Xuduuda Suuriya iyo Lubnaan.

Magaladaa ayaa waxaa ka socdey 2 dii asbuuc ee u danbeeyey Dagaal kharaar oo u dhexeeyey Mucaaradka iyo Ciidamada Suuriya oo ay ka garab dagaalamayaan Maleeshiyo Urururka Xisbullaah ee Lubnaan ka tirsan.

Waayidda Magaaladaa Al-Kusair oo meel Istraataji ah kutaal ayaa waxaa ay ku noqonaysaa Mucaaradka Suuriya Guuldarro weyn, maxaa yeelay waxaa ugasoo gudbi jirey Xuduuda Hub iyo Dagaalyahanno, Dadka qaxayna waxaa ay ka gudbijireen Xuduuda.

Last modified on Wednesday, 05 June 2013 21:54

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

CAALAMKA ONLINE

TEST

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com