Nawas Sharif oo ku guuleystey Doorashadii bishii hore ka dhacday Pakistan, ayaa waxaa loo doortay Ra'iisulwasaraha Pakistan. Sida uu sheegay Gudoomiyaha Baarlamanka Pakistan 244 ee 342 Xildhibaan e Baarlamaankaa kakoobanyahay ayaa waxaa aydoorteen Nawas Sharif.

Waxaa la qorshaynayaa in Maalmaha soo socda ladhaariyo. Nawas Sharif ayaa 14 Sano kadib markaa la inqilaabay waxaa uu noqonayaa markale Ra'iisulwasaaraha Pakistan. Waa markii uguhoreysey baa layiri ee Xukuumad shacab ah ee si Dimuqraadiyad ah loo doortay ay la wareegaan xukunka.

Sharif ayaa horay Sagaashameedyadii waxaa uu 2 mar noqday Ra'iisulwasaaraha Pakistan, waxaase 1999-kii inqilaabay Militari.

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

CAALAMKA ONLINE

TEST

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com