Madaxweynaha Waddanka Suuriya ayaa waxaa uu sheegay inay Gantaalo kuwa Difaaca Hawada oo casri ah ay Ruuska ka heleen. Saa daraadeed isu dheeli tirnaanta awooda ay hadda dhankooda u badantahay, Gantaaladaa Casrigaa ay heleen awgeed. Waxaa uu sheegay Gantaaladaan inay yihiin qaybtii 1-aad qaybta 2 na ay dhawaan ku xigi doonto.

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com