Waxaa Gobolka Oklahama ee Maraykanka ka dhacay Duufaan (Tornado) xoogan oo Guryo badan baabi'isay dad farabadan oo 90 kur u dhaafayana ay ku dhinteen. Dhaawaxana waxaa la sheegay inuu 120 kor u dhaafay. Dadka dhintay ayaa la sheegay ilaa 20 inay Carruur yihiin.

Last modified on Sunday, 04 January 2015 13:02

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com