Waddanka Ruushka ayaa waxaa la sheegay inay waddanka Suuriya u soo gudbiyeen gantaal casri ah oo Maraakiibta dagaalka lagu gano. Gantaalada ayaa waxa la sheegay inay 72 Xabo dhanyihiin iyo 36 Gaari oo lagu qaado Gantaaladaa. Gantaalada ayaa waxaa la sheegay inaysan waxba ka tarayn la dagaalanka jabhadda dagaalka kula jirta Xukuumada Suuriya, laakiin ay ka hortagi karaan haddii wadamo shisheeye ay soo farageliyaan si ay u caawiyaan Mucaaradka suuriya.

Intaa kuma ekee waxaa la sheegay in Ruushku rabo inuu Gantaalo kale oo Casri ah u soo gudbiyo Suuriya.

Last modified on Friday, 17 May 2013 12:41

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

CAALAMKA ONLINE

TEST

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com