Waxaa Qarax aad u culus ka dhacay Magaalo kutaal Xuduuda Turkiga iyo Suuriya. Qaraxaa ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 42 Qof waxaana ku dhaawacmay in Boqol ka badan. Qaraxa ayaa wuxuu ahaa mid lagu soo qariyey Haanta Baasiinka ee Gaari.

Xukuumada Turkiya ayaa waxaa ay ku eedeeyeen Xukuumada Suuriya inay ka danbeeyeen Qaraxaa foosha xun.

Last modified on Tuesday, 14 May 2013 11:30

Leave a comment

Fadlan dhiibo Fikirkaaga. Fadlan u hadal si dhex dhexaad ah aan Cay iyo Qabyaalad ama wax kale oo xun ku jirin. ◄ Mahadsanid.►

CAALAMKA ONLINE

TEST

JSN Gruve template designed by JoomlaShine.com